897 Views

Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliya oo sharci daro ku tilmaamay Ciidamadii maanta la geeyay magaalada B/weyne

Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliya oo sharci daro ku tilmaamay Ciidamadii maanta la geeyay magaalada B/weyne
____________________________________________________________________________


Arbaco: January 26, 2022

Wax garadka Beesha xawaadle gaar ahaan Siyaasiyiin  kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa goor dhawayd saxafada la hadlay, waxayna ka hadleen xaalada Gobolka  Hiiraan.iyo Ciidamadii saakay la geeyay magaalada B/weyne.

Siyasiyiinta kulmay waxaa ka mid ah  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirkii hore ee waxbarashada Taliyihii hore ee NISSA Sanbaloolshe iyo siyaasiyiin kale ayaa hadda shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in ay kasoo horjeedaan ciidamada dowladda ee la geeyay magaalada Baledweyne.

sidoo kale waxay sheegeen in ay arrintaasi tahay arrin siyaasaddee oo looga gool leeyahay in la boobo kuraasta halkaas taalla ee lagu dooran doono.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post