1473 Views

Hay’adaha samafalka oo ka digay barakac hor leh oo ka dhasha abaaraha ka jira Soomaaliya

Hay’adaha samafalka oo ka digay barakac hor leh oo ka dhasha abaaraha ka jira Soomaaliya
____________________________________________________________________________


Axad: January 30, 2022

Abaaraha sii kordhaya ee Soomaaliya ayaa abuuraya dhibaato barakac oo baaxad leh. 245,000 oo qof ayaa horay uga qaxay guryahoodii, iyadoo tirada la saadaaliyay inay gaari doonto ilaa 1.4 milyan oo qof, maadaama ay abaartu ka sii darayso.

“Haddii aan la helin tallaabo degdeg ah oo ka hortag ah si loo yareeyo dhibaatada, nafaf badan ayaa la waayi doona, Shaqaalaha samafalka ee NRC ee dalka oo dhan ayaa ka warbixinaya tirada sii kordheysa ee xoolaha dhintay, carruurta nafaqo-xumada hayso, dhimashada la xiriirta abaaraha, iyo dadka raadinaya gargaar.

Dumar, caruur iyo waayeel ayaa dhibaatada ugu badan soo gaartay. si aan wax uga ogaano xaaladda abaarta ee dadka barakacaya waxaan khadka taelfoonka ku wareysanay Saciid Maxamed Cabdi oo ah gaasimaha hay’adda NRC ee Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post