1080 Views

Kooxo hubeysan oo labo qof ku dilay Muqdisho.

Kooxo hubeysan oo labo qof ku dilay Muqdisho.
____________________________________________________________________________


Arbaco: February 2, 2022

Kooxo hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidamadda Dowladda iyo qof shacab ah waxaa ay siyaabo kala duwan ugu dileyn deegaanada Ceelasha Biyaha iyo Xaawa Cabdi.

Dilka koowaad ayaa waxaa uu ka dhacay nawaaxiga Xaawo Cabdi, kadib markii Rag hubeysan ay halkaasi ku dileyn Askari la sheegay in Gaadiidka mara inta u dhaxeyso Ceelasha & degaanka Haawo uu lacag uga qaadi jiray isla goobta lagu dilay.

Sidoo kale kooxo  hubeysan ayaa Ceelasha biyaha waxa ay ku dileen Darwal mooto Bajaj waxaan la sheegay inuu raashin u geen jiray Ciidanka dagan Al-Nasri 3 oo ku taalla Ceelasha biyaha.

Laamaha Ammaanka Dowladda wali kama aysan hadlin Dilka loo geeystay askariga iyo qofka Shacabka ahaa, waxaana sida la sheegay Goobta isaga baxsaday Kooxdii geesatay dilalkii qorsheesnaa.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post