1104 Views

Dagaal culus oo ka dhacay Waqooyiga Muqdisho Xalay saq dhexe

Dagaal culus oo ka dhacay Waqooyiga Muqdisho Xalay saq dhexe
____________________________________________________________________________

Axad: February 12, 2022

-Iska hor imaad u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda iyo koox hubeysan oo wata gadiid dagaal, ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha,Dagmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Rasaas xoogan oo u dhaxeeyso labada dhinac ayeey dadka degaanka ahi maqlayeen, waxaana ilaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay weerarkaas.

Dagaalka ayaa sababay barakac xoogan Sida uu sheegay mid kamid ah dadka degaanka.

Wariyaheena Xuseen Cabdulle Maxamad, ayaa wareeysi la yeeshay xalay seqdii dhexe Mid kamid ah dadka degaanka, isagoona ugu warbixiyay Sidda ay wax udhaceen, iyo xaalada ay ku sugnaayeen.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post