651 Views

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kala safan labada dhinac ee Dhuusomareeb ku Hardamaya

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kala safan labada dhinac ee Dhuusomareeb ku Hardamaya
____________________________________________________________________________

Axad: February 12, 2022

inkastoo doorashada Galmudug ee Dhuusomareeb ay badankeeda dhacday hadana waxaa jira kuraas wali hartay.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa lagu soo waramayaa inuu iskugu dayayo inuu arimaha qaarkood dhex dhexaad ka noqdo inkastoo uu yahay siyaasi taageersan dhinaca Farmaajo marka la eego sida uu ku yimid.

Galmudug gaar ahaan Dhuusomareeb waxaa ka dhacay Doorasho markeeda hore lasoo qaban qabiyay una baahan ku dhawaaqis marka la eego xubnaha soo baxay oo markeeda horeba la sheegay dadka ku soo baxaya.

Qoor Qoor ayaa wali wada in Doorashada socota badankeeda nabad uga dhacdo magaalada iyadoo aysan dhicin  in wax rabshado ah magaalada ka dhacdo.

Kursiga Cabdi Raxmaan ayaana ah midka isha lagu wada hayo madama dowlada ay kasoo horjeesatay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post