882 Views

Raysal Qorane Abshir oo noqotay xubin kamid ah Gollaha shacabka.

Raysal Qorane Abshir oo noqotay xubin kamid ah Gollaha shacabka.
____________________________________________________________________________


Isniin: February 14, 2022

Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#053 ayaa shaciyay Natiijada Hordhaca ah ee kursigaasi.

Musharixiinta is Diwaangeliyay oo gaarayay ilaa 7 musharax ayaa kala ahaa.
1- Xaajiyo Axmed Gaas.
2- Ubax Cabdi Cali
3- Raysal Qorane Abshir.
4- Zamzam Xasan Diiriye
5- Faadumo Cabdullaahi Sheekhdoon
6- Hani Cabdi Gaas
7-Fahmo Caabi Guureeye

Gudigga ayaa sheegay in ay tartanka ka tanaasushay  Xaajiyo Ahmed Gaas waxaana codadka loo kala helay:-

1- Raysal Qorane Abshir 83 Cod
2- Ubax Cabdi Cali 0 cod
3- Zamzam Xasan Diiriye 0 cod
4- Faadumo Cabdullaahi Sheekhdoon 0 cod
5- Hani Cabdi Gaas 0 cod
6-Fahmo Caabi Guureeye 1 cod
7 Xaajiyo Axmed Gaas. (Tanaasushay)

Waxaa halaabay 10 cod.
Kooramka wuxuu ahaa 94 cod

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursiga HOP#053 Raysal Qorane Abshir oo heshay 83 cod.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post