990 Views

Madaxda magaalada Mariupol oo ka cabanaaya biyo la’aan iyo koronto la’aan

Madaxda magaalada Mariupol oo ka cabanaaya biyo la’aan iyo koronto la’aan
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Maamulka Mariupol ayaa ku eedeeyay Ruushka in uu si ula kac ah u weerarayo kaabayaasha muhiimka ah ee magaalada koonfurta Ukraine si ay cadaadis u saaraan dadkeeda.

“Ma haysano koronto iyo biyo ,” ayay golaha deegaanka ku sheegeen warbixin ay soo saareen.

Mariupol, oo ah deked istaraatiiji ah oo ku taal badda Azov, ayaa weli ku jirta gacanta Ukraine, waxaana sidoo kale ku hareereysan ciidamada Ruushka iyo kuwa taageersan, iyadoo ay magaalada duqeymo xoogan ku socdaan .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post