846 Views

Jilaa Idiris Siciid Maxamed (Ilig)ku xirnaa Somaliland oo xoriyaddiisa dib u helay

____________________________________________________________________________


Talaado: December 28, 2021

Waxaa maanta xorayaddiisa dib u helay nin dhalinyaro ah oo jilaa ah oo lagu magacaabo Idiris Siciid Maxamed (Ilig) kaas oo horraantii bishan lagu xiray Somaliland.

Idris Siciid Maxamed ayaa barta TikTok kusoo bandhigaa muuqaalo ruwaayado ah oo uu farriimo bulsho iyo kuwa siyaasadeed uu ku gudbinayo, iyo waliba maansooyin.

Wararka qaar waxay sheegayaan in jilaaga maanta lasii daayay horraan loo xiray riwaayad ay dhawaan jileen oo lagu magacaabo ‘Ruwaayadda Xaaji Dicin iyo Xukuumadda’, balse BBC-da ma xaqiijin karto in sababta rasmiga ah ee loo xiray ay taasi tahay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post