648 Views

Madaxweynaha Ruushka Putin oo madaxweynaha Faransiiska u sheegay waxa uu ka damacsan yahay Ukraine

Madaxweynaha Ruushka  Putin oo madaxweynaha Faransiiska u sheegay waxa uu ka damacsan yahay Ukraine
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron in Ruushku uu ku guuleysan doono in Ukraine uu ka dhigo wadan dhexdhexaad ah ,taasoo uu ku sheegay inay tahay hadafkii uu halkaas ka lahaa.

Putin waxa kale oo uu Macron u sheegay in aanu ku raacsanayn khudbad uu shalay jeediyay hoggaamiyaha Faransiiska, taasi oo uu ku sheegay in madaxweynaha Ruushka uu keligii masuul ka yahay dagaalka

Mariupol, oo ah deked istaraatiiji ah oo ku taal badda Azov, ayaa weli ku jirta gacanta Ukraine, waxaana sidoo kale ku hareereysan ciidamada Ruushka iyo kuwa taageersan, iyadoo ay magaalada duqeymo xoogan ku socdaan 

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post