456 Views

Madaxweynaha Shiinaha oo ku tilmaamay xaaladda Ukraine mid walaac leh, wuxuuna ku baaqay Xabad joojin.

Madaxweynaha Shiinaha oo  ku tilmaamay xaaladda Ukraine mid walaac leh, wuxuuna ku baaqay Xabad joojin.
____________________________________________________________________________

Talaado: March 8, 2022

 

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku tilmaamay xaaladda Ukraine mid walaac leh, wuxuuna ku baaqay in xaaladda la dejiyo.

Sida uu sheegay telefishanka dawladda Shiinaha ee CCTV madaxweyne Xi ayaa hadaladan ka jeediyay kulan foogaan arag ah oo uu la yeeshay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo ra’iisul wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz.

Xi ayaa sheegay in muhiimadu tahay in laga hortago in xaaladda Ukraine ay faraha ka baxdo, wuxuuna sheegay in ay muhiim tahay inay si wadajir ah loo taageero wadahadallada nabadeed ee u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post