591 Views

Safiirka Ukraine ee UK oo ay xaskiisa ku dhibaatootay in ay hesho Fiiso

Safiirka Ukraine ee UK oo ay xaskiisa ku dhibaatootay in ay hesho Fiiso
____________________________________________________________________________


Arbaco: March 9, 2022

Safiirka Ukraine u fadhiya UK Vadym Prystaiko ayaa goor sii horeysay waxaa uu siyaasiyiin British ah u sheegay in xaaskiisa ayaa dhibaato kala kulantay helitaanka fiisaha UK.

Waxa uu ka codsaday mudanayaasha in ay joojiyaan sharciyada fiisaha UK ee shacabka Ukraine muddo xaddidan, maadaama Ruushku sii wado duulaanka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post