897 Views

Wasaaradda difaaca ee Ruushka oo sheegtay in ku dishay Ukrain tobaneeyo “calooshood u shaqeystayaal ah

Wasaaradda difaaca ee Ruushka oo  sheegtay in ku dishay Ukrain tobaneeyo “calooshood u shaqeystayaal ah
____________________________________________________________________________


Axad: March 20, 2022

 

Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ay dishay tobaneeyo “calooshood u shaqeystayaal ah” kadib markii gantaal lagu weeraray xarun tababar oo ku taal galbeedka Ukraine, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee RIA ee ay dowladdu maamusho.

Maj Gen Igor Konashenkov, oo ah afhayeenka wasaaradda, ayaa sheegay in in ka badan 100 askari oo Yukreeniyaan ah iyo “calooshood u shaqeystayaal ajnabi ah” la dilay ka dib markii “gantaalka hawada sarreeya” uu ku dhacay saldhigga Ukraine ee u dhow Ovruch ee gobolka Zhytomyr.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post