357 Views

Itoobiya oo lagu xiray dad la sheegay in ay qayb ka yihiin rabshado u dhaxeeya dadyow kala diimo ah

Itoobiya oo lagu xiray dad la sheegay in ay qayb ka yihiin rabshado u dhaxeeya dadyow kala diimo ah
____________________________________________________________________________


Talaado: May 3, 2022

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xabsiga la dhigay ilaa toban qof oo la rumaysanyahay in ay ku lug lahaayeen rabshado ka dhacay shalay faragaare lagu oogayay salaadda ciidda oo ku yaalla magaalada Adis Ababa ee caasimadda Itoobiya.

Falalkaan ayaa salka ku haya sida wararku sheegayaan fal dad Muslimiin ah lagu laayay dhawaan oo ka dhacay magaalada Gonder ee gobalka Amxaarada .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post