468 Views

Ruushka oo soo bandhigay hubkii uu ugu dabaaldegi lahaa maalinta guusha

Ruushka oo soo bandhigay hubkii uu ugu dabaaldegi lahaa maalinta guusha
____________________________________________________________________________

Sabti: May 7, 2022

 Waa mid ka mid ah dabaaldagyada ugu caansan oo sanad walbo al qabto dalka Ruushka, balse maalintan guusha (9-ka May) oo ku beegan isniinta islamarkana ah maalintii guuldaradii Naasiyiintii Jarmalka ee dagaalkii labaad ee aduunka, ayaa macno gaar ah yeelan doonta xilli dalkaasi uu ku jiro dagaalka Ukraine.

Ruushka ayaa imika qudhiisa loo haystaa inuu qaaday duullaan iyo gardaro , isagoo dagaal ku qaaday isla dhulkii ay ciidamadii Soofiyeetka ka xoreeyeen duullaankii Nazi-ga 75 sano ka hor.

Ruushka ayaa imika si wayn isugu diyaarinaya maalintaasi dabaadaga oo ku beegan isniinta soo socota.

Hoos ka daawo sawirada diyaargarowga Ruushka ee maalinta xorriyada

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post