561 Views

Madaxweyne Zelensky oo sheegay in xaaladda bariga ee Donbas ee Ukraine ayaa weli ah mid “aad u ada

Madaxweyne Zelensky oo  sheegay in xaaladda bariga ee Donbas ee Ukraine ayaa weli ah mid “aad u ada
____________________________________________________________________________

Axad: May 22, 2022

 

Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in xaaladda bariga ee Donbas ee Ukraine ayaa weli ah mid “aad u adag” iyadoo ciidamada Ruushka ay isku dayayeen inay u dhaqaaqaan dhanka magaalooyinka Slovyansk iyo Severodonetsk.

Waxa uu intaa ku daray in maalin kasta ay ciidamadiisu ku guulaystaan inay carqaladeeyaan qorshayaasha Ruushka.

Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee dalka Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isku dayayaan in ay ka gudbaan difaacyada Ukraine si ay u gaaraan xuduudaha maamulka ee gobolka Luhansk.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post