414 Views

Soomaliland oo xukun ku riday cabdimaalik muuse coldoon iyo Wariyaal ka howlgalla Soomalilan.

Soomaliland oo xukun ku riday cabdimaalik muuse coldoon iyo Wariyaal ka howlgalla Soomalilan.
____________________________________________________________________________

Isniin: May 23, 2022

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa min hal sanno iyo afar bilood ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Maxamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed halka ay xorriyadiisii u soo celisay Cabdiraxmaan Khaliif.

Dhanka kale Wariye Cabdimaalik muuse coldoon ayaa Saaka Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ku xukuntay laba sannood oo xadhig ah iyo saddex milyan oo shilinka Somaliland oo ganaax ah.

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa hore wax dambi ugu wayday Coldoon balse ugu dambeyn saaka ayey xukuntay Maxkamadda Racfaanku.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post