663 Views

Mas’uuliyiin kormeeray garoonka diyaaraha ee Boosaaso oo ay ka socoto howlo shaqo

Mas’uuliyiin kormeeray garoonka diyaaraha ee Boosaaso oo ay ka socoto howlo shaqo
____________________________________________________________________________

Talaado: May 31, 202

Guddiga Amniga iyo Nabadgelyadda iyo Guddiga Maaliyada oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Guddiga amniga iyo nabadgalyada golaha wakiillada iyo guddiga Maaliyada, Dhaqaalaha iyo xisaabaadka Golaha Wakiillada DPL, ayaa maanta u kuur-galay shaqada garoonka diyaaradaha magaaladda Boosaaso.

Ugu horreyn guddiyada ayaa kulamo la qaatay Maareeyaha Garoonka iyo Saraakiisha kastamka cashuuraha, kuwaas oo ay ka dhageysteen habsami u socodka shaqada iyo xoojinta dhakhliga Kastamka oo ay sheegeen in bishiiba ay soo fariistaan in kabadan 100 diyaaradod oo isugu jira caalami iyo kuwo sameeya safaro gudaha dalka ah.

Uu dambeyn, Guddiga Amniga ayaa ku Ciidanka amniga ku adkeyay xoojinta amniga iyo Nabadgelyadda Garoonka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post