378 Views

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK oo uga digtay Ruushka duulaanka “cudurdaar-la’aanta iyo sharci-darrada ah ee Ukrain

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK oo  uga digtay Ruushka duulaanka “cudurdaar-la’aanta iyo sharci-darrada ah ee Ukrain
____________________________________________________________________________


Sabti: June 4, 2022

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK Liz Truss ayaa uga digtay Ruushka duulaanka “cudurdaar-la’aanta iyo sharci-darrada ah” uu khatar ku yahay nabadda adduunka iyo xasilloonida dhaqaale.

“Wuxuu filayey in duullaanku uu soo afjarmi doono maalmo gudahood, laakiin wuxuu si weyn u dhayalsaday go’aanka geesiyaasha Ukraine, kuwaas oo si geesinimo leh u difaacay dalkooda,” ayay tidhi.

Xoghayaha ayaa sido kale sheegtay in duulaanka Putin uu keenay dhimasho iyo burbur baaxad leh oo aan Yurub lagu arag tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post