387 Views

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka oo  sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.
____________________________________________________________________________


Isniin: June 6, 2022

Waxaan hadda helnay falcelin dheeri ah oo ka timid Ruushka ka dib markii UK ay sheegtay inay ku biiri doonto Mareykanka oo ay Ukriane u soo diiri doonto hababka gantaalada riddada dheer.

Wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov ayaa sheegay in ciidamadiisu ay arrintan ka jawaabi doonaan iyagoo dib u riixaya ciidamada Ukraine.

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka ayaa sheegay in ay dib u riixi doonaan ciidamadda Ukraine inta ay reer galbeedka wadaan in hubka riddada dheer usoo diraan Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post