1971 Views

Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud Oo Baydhabo kulamo kula leh madaxda K/Galbeed Soomaaliya

Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud Oo Baydhabo kulamo kula leh madaxda K/Galbeed Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February  4, 2018 — Wasiirada Kaluumeysiga iyo Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa halkaasi kulamo kula leh madaxda Dowlad goboleedka K/Galbeed Soomaaliya.

Mudane Dr C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U dhiska Soomaaliya Saadaq C/laahi Cabdi ayaa kulamada ay la leeyihiin madaxda K/Galbeed waxa ay ku saleysan yihiin Horumarinta kaabayaasha Dhaqaalaha, gaar ahaana Horumarinta Kaluumeysiga iyo Dib u dhiska Jidadka.

Masuuliyiintaan ayaa sheegay in waxyaabaha kasoo baxa kulamada Baydhabo la dhaqan gelin doono, taasi oo wax badan ka tareysa Wax soo saarka Kaluumeysiga iyo sidoo kale dib u dhiska dalka.

27544827_10213385839791829_2427944618877900786_n-681x511

27540804_10213385842791904_2269227313440359635_n

27540698_10213385846511997_3458788027486406665_n

 

27337000_10213385849632075_7303628310203762706_n-681x511

 

 

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment