831 Views

Axmed Madoobe oo Muqdisho u yimid ka qeyb galka caleema saarka Xasan Shiikh

Axmed Madoobe oo Muqdisho u yimid ka qeyb galka caleema saarka Xasan Shiikh
____________________________________________________________________________

 Arbaco: June 8, 2022

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa Muqdisho ugu qeybgalaya caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Xaflada caleema saarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa ay dhacaysaa 9 bishan oo ku beegan maalinta Khamiista.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post