336 Views

TIKTOK: TIKTOK: Nin wax ka yar 24-saacadood ku helay ilaa 8 miliyan oo taageerayaal ah

TIKTOK: TIKTOK: Nin wax ka yar 24-saacadood ku helay ilaa 8 miliyan oo taageerayaal ah
____________________________________________________________________________

 Arbaco: June 8, 2022

Toddobaad ka dib markii uu ku guuleystay kiis sumcad dil ah kadib markii ay xaaskiisii ​​​​hore ee Amber Heard dacwad ka gudbisay, Depp ayaa ayaa kubiiray aaladda TIKTOK si uu ugu mahadceliyo taageerayaashiisa, isagoo qoray inuu diyaar u yahay “inuu horay u socdo wuxuuna yiri” hadda maxkamaddu way dhammaatay.

Muqaal 30 ilbiriqsi oo uu jilaagu soo dhigay bartiisa cusub ee TIKTOK kaasi oo ah isaga oo taageerayaashiisa gaadhi kaga gacan haadinaya markii uu kusii jeeday maxkamadda , iyo sidoo kale isaga oo masraxa la saaran Jeff Beck oo ah fanaan, ayaa waxaa dawaatay ilaa 13 milyan oo qof iyo in ka badan afar milyan oo qofna way ka falceliyeen.

Tan iyo markii uu kusoo biiray TikTok, Depp waxa bartiisa ku soo biirtay ilaa toddobo milyan oo taageerayaal ah muddo saacado gudohood ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post