768 Views

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Caawa la Qorsheenayaa inuu Magacaabo R/W Cusub

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Caawa la Qorsheenayaa inuu Magacaabo R/W Cusub
____________________________________________________________________________

Talaado: June 14, 202

Wararka ka imaanaya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Qaranka uu wado Qorshe uu ku magacaabayo Ra’isul Wasaaraha Cusub ee dalka

Waxaa Soo idlaatay wadatashiyo xoogan oo Muddo bil ah uu waday Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Ilo ku dhaw Xafiiska Madaxweyne Xasan sheikh ayaa mudug24 usheegay in ay Macquul tahay in saacadaha soo aadan La Magacaabi doono Ra’isul Wasaaraha Dalka.

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee Lagu magacaabayo Wasiirka 1aad ee dalka ayaa caawa ka socota Villa Somalia.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post