570 Views

Madaxweynaha Dalka oo ka hadlay xuska 26 juun

Madaxweynaha Dalka oo ka hadlay xuska 26 juun
____________________________________________________________________________

Axad: June 26, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Munaaabada 26 juun oo Caawa si weyn Looga xusay Soomaaliya

Qoraal ka soobaxay Madaxweyne Xasan sheikh ayaa lagu yiri ”

Waxaan hambalyada xuska sannad guurada 62-aad ee maalinta xoriyadda 26 Juun u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku suganyihiin.

Waxaan ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inaan si wadajir ah ugu istaagno dadkeenna la tacaalaya duruufaha nololeed ee ka dhashay saameynta abaaraha

.


Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post