1281 Views

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Caabudwaaq

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Caabudwaaq
____________________________________________________________________________

Shil baabuur oo kadhacay duleedka Degmada Caabudwaaq ayaa sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iskugu Jira.

Allah Unaxariste Inta la hubo waxaa Geeriyooday labo ruux oo kala Ismaciil Geelle oo Sargalkii ladilay walalkiis ah iyo Aadan Hoorri, waxaana jira dhaawacyo kale.

Gaariga oo ka mid ahaa baabuur galabta ka soo baxday Degmada Balanbal si ay oga qayb galaan Aaska Allaha u naxariisteen Taliyihii NISA ee Galmudug Faarax Cumar Geelle (Bayr) iyo walaashiis Xaawo Cumar Geelle oo maanta lagu dilay Degmada Caabudwaaq.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post