5034 Views

Madaxtooyada Kenya oo jawaab ka bixisay in la waayay Madaxweyne Uhuru Kenyata

Madaxtooyada Kenya oo jawaab ka bixisay in la waayay Madaxweyne Uhuru Kenyata
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 13, 2019Maalmihii la soo dhaafay waxaa Baraha bulshada lagu faafinayey in la waayey Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata,waxaana dadka reer Kenya qaarkood ay baadi goobayeen,hayeeshee maalmo kadib waxaa ka jawaabay xafiiska Madaxtooyada Kenya.

 

Afhayeenka madaxweynaha Kanze Dena oo Twitterro badan soo qortay ayaa sheegtay in ay la yaabtay qaar ka mid ah Twitter-rada la soo qorayo, isla markaasna uu madaxweyne Kenyatta joogo isla markaasna uu shaqaynayo.

 

Dadka Twitter-ka ku baadi goobayay Madaxweynaha Kenya ayaa waxaa ay sheegeen inay ugu war dambeysay 23-kii Bishaan oo ay ku ogaayeen dalka Shiinaha,isaga oo raadinayay lacag deyn ah oo lagu dhiso qadtareen.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment