300 Views

Morgan Freeman iyo Ghanim Al Muftax labada nin ee indhaha caalamka qabsaday

Morgan Freeman iyo Ghanim Al Muftax labada nin ee indhaha caalamka qabsaday
____________________________________________________________________________

Isniin: NOVEMBER 21, 2022

Xafladdii furitaanka Koobka Aduunka ee Qadar ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwii ugu fiicnaa ee in muddo ah soo mara adduunka.

Munaasabadda waxaa ka soo muuqday halyeyga Hollywood-ka Morgan Freeman oo uu weheliyo 20 jir u dhashay Qadar oo YouTuber ah (oo aan lahayn qaybta hoose ee jirka).

Jilaaga ku guulaysta abaal marinta Oscar Morgan Freeman ayaa hal gacan u fidiyay danjiraha FIFA ee Koobka Adduunka oo la ildaran xanuun ku dhaca laf dhabarta oo naadir ah.

Labdan nin ayaa qabsaday warbaahinta iyo baraha bulshada Caalamka. Waxay soo jiteen quluubta Malaayiin qof oo daafaha caalamka ku kala nool.

Halkaan ka daawo sawirada soo jiidashada leh ee Morgan Freeman iyo Ghanim Al Muftax.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post