582 Views

Dalka Lithuania oo qaadday xayiraad ay Moscow horay saartay

Dalka Lithuania oo qaadday xayiraad ay Moscow horay saartay
____________________________________________________________________________

Sabti: July 23, 2022

Lithuania ayaa qaadaysa xayiraadii ay saartay gaadiidka tareenada alaabaha qaada ee ka soo gala gobolka Kaliningrad ee Ruushka.

Lithuania ayaa bishii hore ka caroootay xukuumadda Moscow ka dib markii ay joojisay badeecadaha Ruushka ee aan cunaoqabateyntu ee saarin midowga Yurub.

Booliiska Brazil ayaa weeraray guriga nin looga shakisan yahay inuu amray dilka khabiir asal ahaan kasoo jeeda dadka waddanka loogu yimid iyo weriye reer Britaine ah oo bishii hore lagu dilay cirifka fog ee Amazon.

Office  Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post