1278 Views

Gudoomiye Ku-xigeenka Ammniga Gobolka banaadir cali yare oo baaq u diray Qoor Qoor

Gudoomiye Ku-xigeenka Ammniga Gobolka banaadir cali yare oo baaq u diray Qoor Qoor
____________________________________________________________________________

Isniin: October 25, 2021

Gudoomiyaha Ammniga Gobolka banaadir Cali yare Cali oo maalmihihii la soo dhaafay la dhacsanaa dagaalka Guriceel iyo Go’aanka Ahlusuna ayaa baaq u diray Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor.

Qoraal uu soo dhigay Bogiisa Facebook ayaa sidaan u Qornaa

Galmudug ma ahan meel leh ama yeelan karta labo (2) maamul iyo labo (2) hoggaan, waxaa ka dhisan hal maamul oo uu Madaxweyne ka yahay Madaxweyne Qoorqoor – isaga ayayna saarantahay masuuliyadda Badbaadada dadka iyo deegaanka sidaas daraadeed Madaxweyne Qoorqoor waxaan ka codsanayaa inuu xabbad joojin ku dhawaaqo maadaama ay dhinaca kale markasta xabbad joojinta diyaar u ahaayeen/yihiin ka dibna ciidamadda la kala qaado oo Wadahadal iyo walaalnimo wax lugu dhameeyo, laakiin waxkasta waxay ka billaabanayaan Xabadda iyo dhiigga wiilasha ee daadanaya oo la joojiyo.

.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post