441 Views

Guddi shaacisay saameynta ay Puntland ku yeelatay Abaaraha ka jira

Guddi shaacisay saameynta ay Puntland ku yeelatay Abaaraha ka jira
____________________________________________________________________________

.

Sabti: JULY 30, 2022

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddigq Gurmadka Abaaraha ee DG Puntland, ayaa looga hadlay Abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedkaas iyo sida ay saameyn ugu yeelatay.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in bulshada ay abaartu ay ku habsatay ay u baahan yihiin Biyo, Cunto, Daawo iyo Calaf xoolaad.

Sidoo kale, Guddiga ayaa ku dhawaaqay in lacaga la uruuriyay ay iminka gaarayaan 34 kun oo doollar, balse tani ay sheegeen inay tahay bilow dhiiragelin ah

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post