417 Views

Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya oo  u hambalyeysay golaha wasiirada  cusub ee xukuumadda federaalka

____________________________________________________________________________ Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya oo  u hambalyeysay golaha wasiirada  cusub ee xukuumadda federaalka

Axad: AUGUST 7, 2022 Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya, Kate Foster, ayaa u hambalyeysay golaha wasiirada ee cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Waxey sheegtay inay rajeyneyso in dowladda Soomaaliya ay u qalab qaadato mudnaan kala siinta hawlaha horyaalla, sida ammaanka, dibu heshiisiinta, iyo arrimaha bani’aadanimada, si dhammaan dadka Soomaaliyeed loo gargaaro.

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyey xukuumadda cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada soo xaadirtay baarlamaanka, ayaa aheyd 237, halka ay oggolaadeen 229 xildhibaan ansixinta, 7 xildhibaan way ka horyimaadeen ansixinta, hal xildhibaanna uu ka aamusay cod qaadista.

Office Nairobi Kenya

Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya oo  u hambalyeysay golaha wasiirada  cusub ee xukuumadda federaalka

Axad: AUGUST 7, 2022

Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya, Kate Foster, ayaa u hambalyeysay golaha wasiirada ee cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Waxey sheegtay inay rajeyneyso in dowladda Soomaaliya ay u qalab qaadato mudnaan kala siinta hawlaha horyaalla, sida ammaanka, dibu heshiisiinta, iyo arrimaha bani’aadanimada, si dhammaan dadka Soomaaliyeed loo gargaaro.

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyey xukuumadda cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada soo xaadirtay baarlamaanka, ayaa aheyd 237, halka ay oggolaadeen 229 xildhibaan ansixinta, 7 xildhibaan way ka horyimaadeen ansixinta, hal xildhibaanna uu ka aamusay cod qaadista.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post