327 Views

Qeybaha isgaarsiinta Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan iyo Degaanada ku-dhaw oo Mudo ku dhaw todobaad ka Maqaan Deganadaas

Qeybaha isgaarsiinta Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan iyo Degaanada ku-dhaw oo  Mudo ku dhaw todobaad ka Maqaan Deganadaas
____________________________________________________________________________

Axad:AUGUST 14, 2022

Qeybaha isgaarsiinta Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan iyo Degaanada ku-dhaw ayaa Mudo ku dhaw todobaad ka Maqaan Deganadaas Markii aay Maalmo kahor Al-shabaab jareen,

Caaqabadaha ugu Weyn ee ka dhashay Maqanaashada isgaarsiinta Degmada Maxaas ayey Sababtu tahay Noolsha dhan Degaanadaas ayaa ah Lacagta wax lagu kala iibado tan telefoonka EVCPULS ee Dollar 💵 Wayo Shilin Soomaali Gobolka Hiiraan kama Shaqeyo Marka jalalqasi Laga tago “taaso ka dhigan hadii isgaarsiinta La wayo in nooshu dadkaas aay ebar tahay,

M Waa Caaqabadaha kale ee dadka ka qarsoon una dheer Gobolka Hiiraan Abaaraha iyo Colaadaha an Dalka kala Simanahay Guud ahaan, Dowladda Federaalka Soomaaliya waa inay La timaada qorsho Lacag Lagu Sameeyen Karo Wayo Lacag La,aanta deganadaas Maanta kajirto waa Colaad kale oo Cusub dhibaatooyinkana qeyb ka ah,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post