513 Views

War deg deg ah: dhamaan Goobihii Ganacsiga ee xaafada islii oo xiran dadka oo Guryahooda ku xarooday iyo cabsi laga qabo ku dhawaaqista madaxweynaha Kenya

War deg deg ah:  dhamaan Goobihii Ganacsiga ee xaafada islii oo xiran dadka oo Guryahooda ku xarooday iyo cabsi laga qabo ku dhawaaqista madaxweynaha Kenya
____________________________________________________________________________

Waxaa goor dhawayd albaabada loo laabay isku socodkii dadka gaadiidka iyo ganacsigii Suuqa xaafada islii Magaalada Nairobi oo ay somalida ku badan tahay.

Waxaa jira cabsi ku aadan ku dhawaaqista madaxweynaha Kenya oo lagu wado in goor dhaw ay ka dhacdo xarunta Doorashada Kenya ee Bomas.

Goobaha ganacsiga Dukaamada iyo dhamaan Wadooyinka islii ayaa haawanaya, waxaana ku arkaysaa Ciidammada Kenya ee KDF ee ka hor taga Mudaaharaadyada oo ku hubeysan, suntan dadka ka ilmaysiis.

Kala socco Bogan wixii ku soo kordha ku dhawaaqista Madaxweynaha Kenya oo hada socota.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post