789 Views

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabis sameeyay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 22, 2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan,kaas oo xilkaasi si KMG ah u haayay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda culus ee loo igmaday Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan.

4-tii Bishii Janaayo ee sanadkaan 2020 ayaa Xildhibaannada Golaha Shacbaka waxaa ay ansixiyeen Sharciga duulista Rayidka halka 10-kii Bishii Febaraayo ay Xildhibaannada Aqalka Sare dhankooda ansixiyeen.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post