402 Views

Dowladda Pakistan oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo heer qaran ah ka dib markii roob saacadihii la soo dhaafay

Dowladda Pakistan oo  ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo heer qaran ah ka dib markii  roob saacadihii la soo dhaafay
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022


Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo heer qaran ah ka dib markii dad basan ku dhinteen kuna barakceen daadad ka dhashay roob saacadihii la soo dhaafay ka da’ay dalkaasi.

Ugu yaraan 937 qof ayaa dhintay tan iyo bartamihii bishii June, oo ay ku jiraan 343 carruur ah, sida laga soo xigtay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (NDMA).

Ilaa 30 milyan oo ruux ayaa noqday hoy la’aan ku waasi oo wajahaya cuna la’aan. gobolka koonfur-galbeed ee Balochistan ayaa kamid ah goobaha sida ba’an u saameeyay roobka.

Waa dadadkii ugu khasaaraha badnaa ee soo mara dalka Pakistan tan iyo 2010-kii.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post