306 Views

Ciidamadii ka Dagaalami lahaa Ceelbuur oo Dowlada Somaliya ay ka dajisay dhuusamareeb iyo cabsi ka taagan Ceelbuur

Ciidamadii ka Dagaalami lahaa Ceelbuur oo Dowlada Somaliya ay ka dajisay dhuusamareeb iyo cabsi ka taagan Ceelbuur
____________________________________________________________________________

.

Axad: SEPTEMBER 18, 2022

Ciidanka ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa gaaray magaalada Dhuusamareen, halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan deegaannada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Galgaduud.

Ciidanka ayaa loogu tala galay in ay Al-shabaab ka saaraan degmada Ceeldheer iyo deegaannada Hoos yimaada, kuwaasi oo muddo sanado ah ku sugan yihiin ururkaasi.

Ciidanka ayaa waxaa hor kacayo Xildhibaanada matala ee maamulka Galmudug iyo kuwa Dowladda Dhexe.

Dhaq-dhaqaaqa ay wadaan Ciidanka Xoogga ayaa kamid ah dagaalka abaabulan ee dadka deegaanka wadaan Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ee ka dhanka ah Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post