363 Views

Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL

Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL
____________________________________________________________________________


Talaado: September 26, 2022

Ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in   weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubno ka tirsan ISIL, ka dib weerar ay ku qaadeen fariisin ay kooxdaasi ku leedahay gobolka ku yaala waqooyi bari ee gobolka Diyaala. 

Sidoo kale, duqeynta ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo ay Ciidamada lugta Ciraaq ku qaadeen fariisimaha kooxdaasi, Inta uu socday iska horimaadka waxaa ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidamada Ciraaq, labo kalena waa ay ku dhaawacmeen. 

Saraakiisha hoggamineysa Howlgalka ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in sii wadi doonaan Howlgallada ka dhanka ah  kooxda ISIL. 

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post