345 Views

Alshabaab miino dhigaysay wadada Duleedka B/weyne oo ayaga ay la Qaraxday

Alshabaab miino  dhigaysay wadada  Duleedka B/weyne oo ayaga ay la Qaraxday
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo miino kula qaraxday deegaanka Tirashanta oo ku yaalla inta u dhaxeysa Magaalooyinka Beledwayne iyo Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Sida ay baahisay Warbaahinta Dowladda, ragaan ayaa ku howlanaa in ay miinada ku aasaan Ceel biyood ku yaalla deegaanka, isla markaasna ay ku qaraxday.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray ragii miinada aasayay, taasi oo aan ilaa hadda caddeynta tirada rasmiga ah.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post