300 Views

Madaxweynaha Chechenya oo sheegay in carruur uu dhalay, u diri doono furinta dagaalka Ukraine, si ay ugua garab dagaallamaan ciidamada Ruushka.

Madaxweynaha Chechenya  oo  sheegay in  carruur  uu dhalay, u diri doono furinta dagaalka Ukraine, si ay ugua garab dagaallamaan ciidamada Ruushka.
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 3, 2022

Madaxweynaha Chechenya, oo ah jamhuuriyad ka tirsan Ruushka, ayaa sheegay in dhawaan sadex carruur ah oo uu dhalay, oo da’adooduna kala ah, 16, 15 iyo 14 uu u diri doono furinta dagaalka Ukraine, si ay ugua garab dagaallamaan ciidamada Ruushka.

Ramzan Kadyrov, ayaa loo arkaa inuu yahay nin ay aad isugu dhowyihiin madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, inkastoo uu dhawaan dhaliilay hogaanka ciidanka Ruushka.

Kadyrov, ayaa baraha uu bulshadu ku leeyahay ku sheegay, in ninka ragga ah ay tahay inuu ilmihiisa baro, sidii ay u badbaadin lahaayeen qoyskooda, dadkooda iyo dalkooda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post