432 Views

Ciidamada Ruushka oo gantaallo ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv.

Ciidamada Ruushka oo  gantaallo ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv.
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 10, 2022

Ruushka ayaa gantaallo ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda Kyiv.

Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya qiiq ka baxaya dhismayaal dhowr ah oo magaalada Kyiv kuyaala.

Ugu yaraan sideed qof ayaa la sheegay in lagu dilay hal degmo oo kaliya, Weriyeyaasha BBC-da ayaa sheegaya in duqeymahan ay yihiinkuwii ugu badnaa ee si isdaba jooga ah oo uuRuushku sameeyo tan iyo toddobaadyadii hore ee dulaanka.

Gudoomiyaha gobolka Dnipropetrovsk, Valentyn Reznichenko, ayaa sheegay in Ruushka uu duqeeyay gobollo badan

Weerarradan ayaa daba socda baaqyo ka soo yeeray dadkaputin aadka u taageera oo maalmahanba ka ololoeynayay telefishinnada Ruushka iyo baraha bulshada si uu Ruushkatallaabo adag uga qaadoUkraine.

Sababtidii aynu soo dhafnay ayay aheyd markii qarax ka dhacay buundo kutaala Crimea oo muhiim u ahisku xidhka Ruushka iyo Crimea uu burbur xog leh soo gaary.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa qaraxan ku eedeeyay in ay kadanmbeeyeen. sirdoonka Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post