453 Views

Taliska Booliska gobolka Banaadir oo loo magacaabay taliye cusub.

Taliska Booliska gobolka Banaadir oo loo magacaabay taliye cusub.
____________________________________________________________________________

Talaado: OCTOBER 11, 2022


Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye gaas, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le sare, Mahdi Cumar Muumin.

Taliyaha cusub ayaa beddeli doona Allaha u naxariistee , Farxaan Maxamuud Aaden (Qaroole) oo ku geeriyooday dhowaan qarax ka dhacay agagaarka degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe, xilli uu ku guda jiray howlgal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post