300 Views

Jarmalka: Wiil Soomaali ah oo laba qof toorey ku dilay

Jarmalka: Wiil Soomaali ah oo laba qof toorey ku dilay
____________________________________________________________________________

Khamiis: OCTOBER 20, 2022

Wiil Soomaaliyeed ayaa laba qof toorey ku diley magaalada Ludwigshafen oo ku taalla Koonfurta-galbeed ee dalka Jarmalka.

Sidoo kale qof kale ayuu gaarsiiyey dhaawac halis ah, Sida ay sheegeen Booliiska dalkaasi.

Markii uu falka dhacay kadib Booliska ayaa qabtay Wiilkan Soomaaliga ah, iyagoo dhaawac u geystay.

Maaha markii ugu horeysay ee wiil Soomaaliyeed dil ku geysto dalka Jarmalka.

Jarmalka waxa ku badan dhalinyaro Soomaaliyeed oo isugu jira wiilal gabdho oo qaar badan oo ka mid ahi ay dalkaasi kusoo galeen tahriib iyaga oo soo maramay xeebaha Liibiya, Turkiga iyo Giriiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post