279 Views

Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
____________________________________________________________________________

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka shaqaalaha Hay’adda Duulista.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka XFS Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo hogaamineysa Maamulka Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Deeqdan lacagta ku wareejisay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka waxaana ay sheegtay in ay soo scooto gurmad kale oo ay wasaaraddu Qorsheyneyso.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa ka mahadceliyay deeqda lacageed oo ay shaqaalaha wasaaraddu soo gaarsiiyeen Guddiga Xarunta Gurmadka iyo Xiriirinta Qaraxii dhacay 29-kii October ee Soobe

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post