345 Views

Dowlada Dalka Germalka oo Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo

Dowlada Dalka Germalka oo  Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo
____________________________________________________________________________

Axad: NOVEMBER 27, 2022

Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo.

Qaabka Dhalashada loo Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka uu ku qaato Mudo 5 sano ah Halka maanta lagu qaato 8 sano

Qodobada kale ee la Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka Ajaanibka ee ku Nool Dalka Germalka uu qaadan karo Dhalashada Labo Wadan Halka maanta ay adagtahay.

Dowlada Cusub ee Germalka ee la Dhisay Sanadkii 2021 ayaa Balanqaaday Isbadalka Dhanka Dhalashada waxana hada Socda qaabka Dowlada u soo bandhiheyso.

Xili Germany uu Fududeenayo Dhalashada Sweden ayaa dhankeeda Adkeneysa habka maanta loo qaato Dhalashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post