Ergeyga gaarka ah Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman Cabdishakur oo waddanka Switzerland kaga qaybgalay
Arbaco: November 30, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman Cabdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga…