240 Views

Ciidamada ammaanka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.

Ciidamada ammaanka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.
____________________________________________________________________________

Axad: DECEMBER 25, 2022

Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.

Odayaasha oo gaaraya saddex, ayaa sida la sheegay ka soo laabtay deegaanno ay maamulaan Al-Shabaab oo ka tirsan Galmudug, waxaana la qabtay kaddib markii ay ka war bixiyeen heshiis ay sheegeen inay la galeen Shabaab.

Haddaba muxuu yahay heshiiskaas? waxaan faahfaahin intaas dheer weydinnay wasiirka amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo marka hore ka war-bixinayaa odayaasha la soo qabtay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post