138 Views

Qaraxyo isxig-xiga oo dheemish ah oo laga maqlay Magaalada Muqdisho caawa fiidkii

Qaraxyo isxig-xiga oo dheemish ah oo laga maqlay Magaalada Muqdisho caawa fiidkii
____________________________________________________________________________

Talaado: DECEMBER 27, 2022

Dhowr qarax oo isxigay ayaa goor dhow laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho caasimada Somalia.

Jugta Illaa shan qarax ayaa laga maqlay Muqdisho intii u dhexeysay xiliyada salaada ee maqibka iyo cishaha

Warar markii hore soo baxay ayaa sheegayay in qaraxyadaas ay ahaayeen madaafiic hoobiyeyaal ah oo ku dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia, hase ahaatee saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa sheegay in qaraxyadsa ay ahaayeen kuwo dheemish ah oo la dhigay goobo kala duwan, looguna talo galay in amniga khal Khal lagu geliyo

Weli lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxyada ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post