258 Views

Culimada Soomaaliyeed oo kulan diimeed kulahaa Nairobi oo xalaal ku tilmaamay in lala dagaalmo Maleeshiyaadka Al-shabaab ee khawaariijta

Culimada Soomaaliyeed oo  kulan diimeed kulahaa Nairobi oo xalaal ku tilmaamay in lala dagaalmo Maleeshiyaadka Al-shabaab ee khawaariijta
____________________________________________________________________________

 Arbaco: December 28  2022 

Culimada Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay kulan diimeed kulahaa magaalada Nairobi, ayaa arrimaha ay ka doodeen waxaa ku jirtay dagaalka dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah maleeshiyaadka kooxda Al shabaab.

Culimadaa ayaa taageeray dagaalka looga soo horjeeda Al shabaab islamarkaana sheegaty inay ay waajib tahay oo ay bannaantahay in maleeshiyaadka Al shabaab la iska difaaco ‘maadaama ay halis ku yihiin, dalka, dadka iyo diintuba.’

Sidoo kale Culumadaan waxaa ka mid ahaa Sh. Mustafe xaaji ismaaciil haaruun, sh. Dirir, Sh. C/rashiid Cali suufi, iyo Culumo kale oo waawayn, waxayna bogaadiyeen dagaalka lagula Maleeshiyaadka Al-shabaab oo ay ku tilmaameen khawaariijtii Dishay cali iyo Cumar.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post