426 Views

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ku baaqay in la laayo khawaariijta Alshabaab laguna dilo meesha lagu arko.

____________________________________________________________________________

Arbaco: JANUARY 4, 2023

 Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada looga soo horjeedo kooxda Al-Shabaab isaga oo bogaadiyay guulaha laga gaaray. 

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay baneysteen dhiigga dadka Muslimiiinta ah ee Soomaaliyeed, isaga oo tusaale u soo qaatay qaar ka mid ah qaraxyadii ay fuliyeen sida kii Zoobe oo kale.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post