288 Views

Magaalada Garowe oo saaka laga maqlayaa is rasaaseyn u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo kuwa sheegay in diidan yihiin deegaanka gobolka Nugaal

Magaalada Garowe oo  saaka laga maqlayaa is rasaaseyn u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo kuwa sheegay in diidan yihiin deegaanka  gobolka Nugaal
____________________________________________________________________________

.

Isniin : February 6 2023 

Magaalada Garowe ayaa saaka laga maqlayaa is rasaaseyn u dhaxeysa ciidamada Puntland iyo kuwa sheegay in diidan yihiin diiwaangalinta golayaasha deegaanka ee gobolka Nugaal.

Rasaasta ayaa ka bilaabatay xarunta Jaamacadda PSU ee Garowe oo uu tababar uga socday shaqaalaha diiwaan-galinta samayn lahaa.

BBC du ma xaqiijin karto ilaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay iska hor imaadkaan.

Shalay ayaa guutada Danab ee ciidamada kumaandooska Puntland oo la hadlay warbaahinta, waxay ka digeen in ay suuragal tahay in qalalaase ay ka dhashaan diiwaan galinta doorashada.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post